Toorey lagu dhaawacay Musharax Madaxweyne oo ololiisa doorasho ku guda jiray (Daawo Sawirro)

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Brazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo bax lagu qabtay Juiz de Fora, oo ka tirsan gobolka Minas Gerais. Wiilka Mr Jair Bolsonaro ayaa sheegay in aabihii uu dhaawac ka soo gaaray qaybta hoose ee caloosha, balse … Continue reading Toorey lagu dhaawacay Musharax Madaxweyne oo ololiisa doorasho ku guda jiray (Daawo Sawirro)